Dowladda Soomaaliya oo Baaq Nabadeed u dirtay Beelaha Walaalaha ah ee ku dirirsan Gobalka Sool
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay baaq nabadeed u diraysaa beelaha walaalaha ah ee ku dirarsan deegaanada Dhumay, Dharkayngeenyo iyo nawaaxigeeda. Waxayna tacsi u dirayaan eheladii ay dadkoodi ku geeriyoodeen dirirta...
Read more










