Taliyaha CXDS: “Kismaayo waxaan u nimid inaan kormeerno, xaqiijinno, ogaanno xaaladda dhabta ah ee Qaybta 43-aad”
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jeneraal Daahir Aadan Cilmi (Indha Qarshe) ayaa maanta gaaaray magaalada Kismaayo, halkaas oo si weyn loogu soo dhoweeyay. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed...
Read more











