Taliyaha ciidanka Booliska oo lagu soo dhaweeyay Jabuuti “SAWIRRO”
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Bashiir Cabdi Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta gaaray dalka Jabuuti, waxaana garoonka diyaaradaha kusoo dhoweeyey Taliyaha Ciidanka Booliska Jabuuti Col Cabdullaahi Cabdi...
Read more











