Xildhibaannada Golaha Shacabka oo Akhrinta koowaad marsiiyay Hindise sharciyeedka dhismaha Hay’adda dadka Naafada ah
Kulanka oo uu shir Guddoominayay Guddoomiye Ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad waxa ay mudanayaasha golaha Akhrinta koowaad marsiiyeen Hindise Sharciyeedka Dhismaha Hay'adda Dadka Naafada ah, waxaana...
Read more










