Madaxweynaha dalka oo u hambalyeeyay cayaartooyda Xulka Qaranka dalkeena
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa hambalyo dhiiri gelin ah u diray cayaartooyda Xulka Qaranka, isagoo ugu hambalyeeyay guusha ay soo hooyeen. Madaxweynaha oo...
Read more











