Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xuska 95 guurada dhalashada Jamhuuriyadda Turkiga oo lagu qabtay Muqdisho

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Qaban qaabo lagu furayo xeradii ay dhiseen Turkiga oo Muqdisho ka socota
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waa xafladda dabaal dega sanad guuradii 95 aad ee dhalashada Jamhuuriyadda Turkiga oo lagu qabtay xarunta Safaradda Turkiga ee Muqdisho, mas’uuliyiin ka tirsan golayaasha dowladda ayaa ka soo qeybgalay goobta munaasabadda.

 

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026

Danjiraha wakhtiga xilheyntiisa sii dhamaaneyso Turkiga u jooga Soomaliya Olgen Bakar ayaa ka qeybgaliyaasha soo dhaweeyay, waxaana uu goobta ka jeediyay fariinta Madaxweyne Erdogan ee maalinta xoriyadda, oo waxyaabaha ugu muhiimsan ka mid aheyd in Turkiga maanta magaalada Istanbul ka furey garoon diyaaaradeed kan ugu balaaran caalamka.

Danjire Olgen, ayaa macsalaameeyay shaqaalaha safaaradda, isagoo xusay in shakhsi ahaan ka shaqeyn doono sii xoojinta xiriirka Ankara iyo Muqdisho.

Ra’isul wasaare ku xigeenka dalka Mudane Mahdi Mxamed Guuleed, oo munaasabada ka hadlay ayaa hambalyo u direy shacabka iyo dowladda Turkiga.

Cabdi Xaashi Cabdullaahi, Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee dalka ayaa ku dheeraaday taariikhda wax qabad ee Turkiga ku leeyahay Soomaaliya, isagoo tix ku cabirey xiriirka soo jireenka ah ee ka dhexeeya labada dowladood.

Afhayeenka Golaha Shacabka Mudane, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, oo khudbad ka jeediyay xuska dhalashada Jamhuuriyadda Turkiga ayaa hambalyo bogaadin u direy Turkiga, waxaana uu ugu mahadceliyay taageerada Turkiga uu siiyo dadka iyo dowladda Soomaaliya.

Xafladda waxaa mas’uuliyiintii kale oo ka qeybgashay kamid ahaa Madaxweynihii hore Somaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Afhayeenkii hore ee Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, Xildhibaanno labada aqal ka tirsan, Wasiiro, Madaxweynaha Hirshabele, Madaxweyne ku xigeenka Galmudug, Taliyeeyaal, diblomaasiyiin iyo marti sharaf kale oo xafladda lagu casuumay.

 

 

Previous Post

Dhageyso:- Barnaamijka Midnimo oo Todobaadkaan looga hadlay is cafin

Next Post

Duqayn lagu laayay Horjoogayaal Shabaab ah oo ka dhacday Gobalka Hiiraan

Next Post
Horjoogayaal ka tirsanaa Shabaab oo lagu dilay duqeyn

Duqayn lagu laayay Horjoogayaal Shabaab ah oo ka dhacday Gobalka Hiiraan

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso β€œSoddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In