Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya oo dalka dib ugu soo laabtay “SAWIRRO”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaoya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay keddib ka qeybgalkii Madasha Shiinaha iyo Afrika ee Beijing iyo kulankii saddex geesoodka ahaa ee...
Read more











