Wasaaradda Maaliyadda iyo Bankiga Adduunka oo kulan ku leh Muqdisho “SAWIRRO”
Shir looga hadlayo arrimaha horumarinta dhaqaalaha iyo mashaariicda Soomaaliya oo u dhexeeya madax ka socota Bankiga Adduunka iyo Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka furmay Muqdisho. Kulanka waxaa yeelanaya...
Read more











