Wafdi ka socda Hay’adda Culimada dalka Suudaan oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho
Wefdigan ka socday hey’adda culimada dalka Suudaan ayaa waxaa hogaaminayay guddoomiyaha hey’adaas Dr Cisaam Al-Bashiiri waxaa garoonka diyaaradaha ee Aadan Cabdulle Cismaan ku soo dhaweeyay mas’uuliyiinta hey’adda culimada Soomaaliyeed oo...
Read more











