GAARISA: Ciidanka ammaanka oo hub gacanta ku dhigay
Ciidanka booliska dalka Kenya ayaa gacanta ku dhigay hub la tuhunsan yahay in ay lahaayeen maleeshiyaadka Al-Shabaab, kaddib howlgal ay ka sameeyeen magaalada Gaarisa, sida ay sheegtay warbaahinta Kenya. Saraakiil...
Read more









