Taliyaha ciidanka xoogga ee gobolka Bakool Korneel Cabdiraxmaan Tima-cadde ayaa kormeer ku tegay qaar kamid ah degmooyinka gobolkaasi oo ay ka socdaan howlgalada lagu furayo waddooyinka ay xireen maleeshiyaadka Al-shabaab....
Read moreDowladda Soomaaliya ayaa wada qorshe dib loogu dayactirayo Hotelka curubo oo ka mid ah dhismiyaasha caanka ahaa ee ku burburey dagaaladii ka dhacay dalka xilli maalintii shalay uu kormeerey Wasiirka...
Read moreTartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV uuna taaba gelineyo sanadkii labaad Maamulka Gobolka Benaadir ayaa waxaa...
Read moreMunaasabadan oo looga hadlayey sidii bulshada Soomaaliyed ee Qurba joogta ah iyo kuwa gudaha dalka ku nool ay ugu wada qeyb qaadan lahaayed horumarka magaalada Muqdisho iyo isdhexgalka bulshada ayaa...
Read moreAddis Ababa, 14 July 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Addis Ababa kulan kula yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Sweden, Kjell Stefan Löfvén oo ka...
Read moreIn ka badan 100 Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku oo ku jira xabsi ku yaalla dalka Libiya ayaa ka cabanaya xaalado nolol xumo oo soo wajahday, waxaana ay codsadeen in loo...
Read moreTaliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xaamuud ayaa maanta siminaar aqoon kororosi ah u furay saraakiil ka tirsan ciidanka booliska oo ka kala yimid qaar ka mid ha...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho