Guddoomiyihii Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Sweden oo xil cusub loo magacaabay
Guddoomiyihii Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Wadanka Sweden ayaa is casilay kaddib markii loo magacaabay in uu noqdo Isu duwaha xafiiska ka hortaga rabshadaha ee magaalada Stockholm. Mudane Cabdinuur Ciise oo ahaa...
Read more











