Muqdisho, 16 Luulyo 2015 – Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, (SRSG) Nicholas Kay, ayaa salaan kal iyo lab ah oo ku aaddan munaasabadda Ciidda Soonfurka (Ciidul...
Read moreGuddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa munaasabadda curashada bisha shawaal ee ciidul fitriga ugu hambalyeeyay Ummadda Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan, waxaana uu bulshada...
Read moreRa’iisul wasaaraha xukumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa munaasabadda curashada bisha shawaal ee ciidul fitriga ugu hambalyeeyay Ummadda Soomaaliyeed, waxaana uu intaa ku daray in...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aadan munaasabdda ciidda ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan, waxaana uu Alle ka baryay in...
Read moreAgaasimaha Guud ee Wasaarada Awqaafta iyo Diinta Sheekh Kheyroow Aadan oo si toos ah Bulshada uga hadlayay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in maalinta beri ay tahay maalin ciid ah, isla...
Read moreKulan ay soo qabanqabisay xarunta Warabaahinta iyo wada hadalka oo ay ka soo qeyb galeen Jaaliyadda Soomaalida ee degan Wadanka Hollnad, isla markaana warbixin looga dhagaysanayay Xeer ilaaliyha Guud ee...
Read moreAkhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa dhoolatus Milateri oo ay sameeyeen cutubyo ka tirsan ciidanka xoogga dalka, gaar ahaan ciidanka kumaandooska ee DANAB, kuwaasi dabrid ku sameeyay xerada...
Read moreTartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV uuna taaba gelineyo sanadkii labaad Maamulka Gobolka Benaadir ayaa waxaa...
Read moreTaliska ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa maanta digniin ka soo saaray dadweynaha ku daadinaya qashinka waddooyinka muhiimka u ah isu socodka gaadiidka iyo dadweynaya, iyadoo shacabka laga codsaday ilaalinta nabad gelyada...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho