Maamulka Gobolka Benaadir oo dib u howlgelinayo Dugsiga 15 May
Dugsiga Hoose dhaxe iyo Sare ee 15-May oo ah Iskuul taariikh weyn ku leh hormarinta tacliinta dalka iyo dadka Soomaaliyed, ayna ka aflaxeen arday aad u tira badan oo si...
Read moreDugsiga Hoose dhaxe iyo Sare ee 15-May oo ah Iskuul taariikh weyn ku leh hormarinta tacliinta dalka iyo dadka Soomaaliyed, ayna ka aflaxeen arday aad u tira badan oo si...
Read moreWasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay iney diyaarisey qorshe lagu horumarinayo dhallinyarada iyo cayaaraha kaddib kulan su`aalooyin lagu weydiiniyay Wasiirka Wasaaraddaas oo xalay lagu qabtey magaalada Muqdisho....
Read moreMaamulka Gobolka Banaadir ayaa saaka dib u furey waddada 26-ka June oo loo yaqaan shaqaalaha oo in muddo ah amni dartiis u xirneyd, taas oo isku xirta waddada caanka ah...
Read moreWar qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda arimaha dibadda ee dalka Qatar ayaa si kulul loogu cambaareeyay weerarkii ismiidaaminta ahaa oo shalay duhur ka dhacay masjidka ku yaala Xabsiga...
Read moreMadaxweynaha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqey iney ka qeyb qaatan xasilinta Amniga Caasimadda si looga guuleysto maleeshiyaadka qarax-yada la beegsanaya goobaha...
Read moreWararka ka imaanaya deegaanka Abal ee ka tirsan Gobolka Bakool ayaa lagu soo waramayaa in maleeshiyaadka Al-Shabaab ay ku jabeen weerarkii ay ku qaadeen deegaanka Abal, halkaasi oo ay weli...
Read moreDowlada Federaalka Soomaaliya ayaa ku tilmaantay tallaabo taariikhi ah anxisintii Golaha Shacabka ay maanta ansixiyeen Xeerka Isgaarsiinta oo muhiim u ah dalka. Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali...
Read moreMuqdisho, August 9, 2017…..Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta ka qayb galay xaflad lagu daah furayay barnaamij loogu magacdaray hab xisaabeedka Cusub ee...
Read moreWasiirka Wasaaradda Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya AVV Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa la kulmay Ergayga Gaarka ah ee Midowga Afrika u fadhiya Soomaaliya Francisco Caetano Madeira, kulanka oo ka dhacay...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho