Wasaaradda Dastuurka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo dhaweysay guddiga la socodka iyo dib u eegista dastuurka labad Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya. Avv. Xuseen Cabdi Cilmi oo la hadlay Radio Muqdisho...
Read moreWaxaa gelinkii dambe ee maanta lagu dhaariyey Qasriga Madaxtooyada Garoowe 38 Wasiir, Wasiirru Dawlayaal iyo Wasiir Ku-xigeenno oo ka mid ah golihii Wasiirada Puntland ee uu magacaabay Madaxweynaha Puntland Dr....
Read moreIn ka badan 45 arday oo wax ka barta Kuliyadaha Injineeriyada iyo caafimaadka ee Jaamacadda SIU oo deeq wax barasho ugu amba baxay dalalka Uganda iyo Kenya ayaa guddoomiyaha golaha...
Read moreKulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka oo uu shir Gudoominayay Guddoomiye ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Mudane C/weli Sheekh Ibraahim ‘’Muudey’’ ayaa waxaa looga hadlay soo jeedinta Golaha ee joojinta soo dhoofinta...
Read moreGuddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Thabit Cabdi Maxamed ayaa maanta la hadlay wadayaasha bajaajta ee magaalada Muqdisho oo dibad baxyo cabasho ah ka dhigayay magaalada. Guddoomiyaha gobolka Banaadir...
Read moreXarunta Villa Hargeysa ee Madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxaa ka dhacay doorashada gudiga la socodka iyo dib u eegista dastuurka iyadoo la dooranayay Gudoomiye ,Gudoomiye ku xigeen iyo Xoghaye. Guddoomiyaha guddiga...
Read moreWasaaradda Haweenka iyo Xuquuqda Aadanaha ayaa maanta tababbar u furtay qaar ka mid ah shaqaalaah Wasaaradda iyo xubno kale oo ka kala socday Wasaaradaha dowladda. Tababbarkan ayaa ujeedkiisu yahay awoodsiinta...
Read moreAllaha u naxariistee Guddoomiyihii Gobolka Galgaduud Marxuum Maxamed Cali Daahir Cilmi iyo Walaalkiis oo lagu magacaabi jiray Eng, Xasan Nuur ayaa caawa lagu dilay degmada Yaaqshiid ee gobolka Benaadir. Mas'uuliyiinta...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho