Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaano ka tirsan Bakool
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan guutada 9-aad qeybta 60-aad ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaano dhaca Waqooyiga Magaalada Xudur ee gobolka Bakool. Howlgalkan ayaa u jeedkiisu ahaa baacsiga maleeshiyaad...
Read more











