Hay’adaha Dowladda oo lagu wargeliyay in maalinta beri ah ay tahay maalinta nadaafadda
Wasaaradda SHaqada iyo arrimaha bulshada Dowladda Soomaaliya ayaa ku wargelisay dhamaan hay’adah Dowladda Soomaaliya in maalinta beri ay tahay maalintii loo asteeyay nadaafadda,lagana wada qeyb qaato. War qoraal ah oo...
Read more











