Taliye ku-xigeenka Ciidanka Asluubta oo ka warbixiyay maxbuus ku dhintay Xabsiga Dhexe
Taliye ku-xigeenka ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeyo Guuto Cabdikariin Cali Afrax ayaa faah faahin ka bixiyay maxbuus xalay ku geeriyooday xabsiga dhexe ee Xamar. Taliye ku-xigeenka Ciidanka Asluubta oo shir jaraa'id...
Read more











