Xildhibaan Ubax Tahliil oo si diiran loogu soo dhaweeyay Dhuusamareeb “SAWIRRO”
Wafdi ay horkacayso Xildhibaan Ubax Tahaliil Warsame ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareb ee Xarunta Maamulka Galmudug, waxaana ku wehlinaya socdaalkeeda ciidamada Baambeyda ee Booliiska Soomaaliyeed. Wafdigaan ayaa waxaa si diiran...
Read more










