Friday, July 4, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mashaariic horumarineed oo laga hirgeliyay deegaanka Bandarqaali “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
April 11, 2018
in Wararka
0
Mashaariic horumarineed oo laga hirgeliyay deegaanka Bandarqaali “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Deegaanka Bandarqaali oo ahaa sanadihii u danbeeyay deegaan si weyn looga dareemayay horumaro dhinacyo badan isla markaana intooda badan ah kuwa ay ku gaareen bulshada iyo maamulka deegaankaasi isku tashi iyo wadashaqeyn ayaa waxaa maaanta halkaasi kormeer ku tagay mas’uuliyiin ka tirsan kuwa Gobalka Mudug siyaasiyiin horay xilal kala duwan uga soo qabtay Maamulkii hore ee Galmudug iyo xubno ka tirsan Guddiga dib-u-heshiisiinta bulshada Gobalka Mudug, kuwaasย  oo si weyn ay ย halkaa uga soo dhaweeyeen bulshada deegaanka sidoo kalana uga qeyb galay dhagax dhiga mashaariic ayย  bulshada iyo maamulka deegaankaasi ku hormarinayaan qaar ka mida adeegyada bulshada sida dhismaha iyo dayactirka wadooyinka sameynta jardiinooyin qeyb ka ah sare u qaadista bilicda.

Guddoomiyaha deegaanka Bandarqaali Sheekh Muxyadiin Axmed Garre ayaa ugu horeyn ka warbixiyay dadaalada ay wadaan iyo waxyaabihii ugu qabsoomay isku tashigooda iyo adeegyada ay u baahan yihiin in laga caawiyo, isla markaana lagama maarmaanka u ah nolasha bulshada, waxaana uu sheegay in deegaanka Bandarqaali bulshada ku nool ay u istaageen ka shaqeynta horumarka deegaankooda, iyagoo cid kale ku tashanayn taasna ay usuurta galisay in xiligaani Bandarqaali ay ka jiraan adeegyada aas aaska u ah nolasha bulshada, marka laga reebo dhanka caafimaadka oo uu tilmaamay in uu yahay midย  baahidooda aanย  kaafin karin ayna ka codsanayaan maamulka Galmudug in laga caawiyo.

Related posts

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š “๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐š๐ฒ ๐ฅ๐š๐Ÿ-๐๐ก๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐ง๐ข๐ฆ๐จ ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š๐ง.”

July 3, 2025
Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxda UNOPS si loo dardargeliyo dib-u-dhiska waddooyinka

Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxda UNOPS si loo dardargeliyo dib-u-dhiska waddooyinka

July 3, 2025

Guddoomiyaha Guddiga dib u heshiisiinta bulshada Gobalka Mudug Suldaan Cabdinaasir Jaamac Seed ayaa ku booriyay in ay sii laba jibaaraan isku duubnidooda, sidoo kalana nabadu ay fure u tahay gaarista horumarka.

Kulanka oo ay ka hadleen masuuliyiin iyo waxgarad ayaa waxaa gunaanadkii ka hadlay Guddoomiye ku xigeenka Maamulka Gobalka Mudug Axmed Maxamed Shire Qoodaar iyo Madaxweynihii hore ee Galmudug Maxamed Axmed Caalin waxayna wax lagu farxo ku tilmaameen sida bulshada deegaanka Bandarqaali ay isugu tashadeen una istaageen horumarinta deegaankooda, iyagoo balan qaaday in ay ku dadaali doonaan sidii looga caawin lahaa adeegyada u dhiman.

Cabdirisaaq Maxamed Axmed Gaalkacyo

Previous Post

Parliament Speaker comments his resignation

Next Post

Wasaaradda Arrimaha gudaha oo furtay aqoon isweydaarsi ku saabsan xiriirka federaaleynta “SAWIRRO”

Next Post
Wasaaradda Arrimaha gudaha oo furtay aqoon isweydaarsi ku saabsan xiriirka federaaleynta “SAWIRRO”

Wasaaradda Arrimaha gudaha oo furtay aqoon isweydaarsi ku saabsan xiriirka federaaleynta "SAWIRRO"

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š “๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐š๐ฒ ๐ฅ๐š๐Ÿ-๐๐ก๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐ง๐ข๐ฆ๐จ ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š๐ง.”

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š “๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐š๐ฒ ๐ฅ๐š๐Ÿ-๐๐ก๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐ง๐ข๐ฆ๐จ ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š๐ง.”

July 3, 2025
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tababar u soo xiray saraakiil, saraakiil-xigeenno iyo cutubyo ka...

Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxda UNOPS si loo dardargeliyo dib-u-dhiska waddooyinka

Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxda UNOPS si loo dardargeliyo dib-u-dhiska waddooyinka

July 3, 2025
0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxda ugu sarreysa heyโ€™adda...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo noqday qofkii uga horreeyay ee ka qaata kaarka Codeynta KGS

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo noqday qofkii uga horreeyay ee ka qaata kaarka Codeynta KGS

July 3, 2025
0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa ka qeyb-galay munaasabadda daah-furka ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha ee deegaanada...

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo xafiiskiisa kula qaatay Danjiraha dowladda Sweden u qaabilsan Soomaaliya

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo xafiiskiisa kula qaatay Danjiraha dowladda Sweden u qaabilsan Soomaaliya

July 3, 2025
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan sagootin ah xafiiskiisa kula qaatay Danjiraha dowladda Sweden...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In