Kulankani oo ku saabsanaa daah furka diyaarinta qorshaha doorashooyinka dalka ka dhacaya 2020-2021-ka ayaa waxaa furay Ra'iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed, iyadoo ay ka qeyb galeen Wasiirka...
Read moreWasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda oo ay wehliyaan Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda, Agaasimaha guud iyo xubno kale ayaa kormeerka ay ku tegeen xarunta hay'adda cilmi baarista badaha Soomaaliyeed ayaa waxaa halkaasi...
Read moreKulankani oo looga hadlayay Dardargelinta Gargsoorka Dalka ayaa waxaa ka soo qeygalay Wasiirka Cadaaladda, Wasiir ku-xigeenka Amniga, Xeer Illaaliyaha Qaranka, Guddoomiyeyaasha Maxakamadaha dalka, qaar ka mid ah taliyeyaasha ciidamada qalabka...
Read moreCiidanka Xooga Dalka ayaa dilay Hogaamiyihii Al-shabaab ee gobolka Shabeelaha Hoose iyo maleeshiyaad kale oo la socday, sida uu sheegay Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Eng: C/raxmaan Cumar Cismaan "Yariisow" Hogaamiyaha la...
Read moreMuqdisho, May 7, 2017------Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa ka qeyb Kulan looga wada tashanayey sidii loo sameyn lahaa siyaasad mideysan oo dhallinyarada...
Read moreMuqdisho 6 May 2017 - Wasaarada Warfaafinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho ku daahfurtay Shirka Wadatashiga Horumarinta Warbaahinta Soomaaliya oo socon doona muddo 3 cisho ah. Ra'iisul Wasaare...
Read moreKu-simaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa soo xirey kulan looga hadlayey dar-dargelinta waxqabadka Xukuumadda, kaasi oo socday muddo labo cisho, waxaana soo qaban qaabiyay Xafiiska...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho