Hadal jeedinta musharaxiinta xilka Madaxweynaha Hirshabeelle oo maanta bilaabaneysa
Hadal jeedinta musharaxiinta Hirshabeelle ayaa maanta ka bilaabanaysa xarunta Baarlamaanka Hirshabeelle, iyadoo Musharixiinta ay mudanayaasha u jeedin doonaan qorsheyaasha u degsan. Guddiga Doorashada Madaxweynaha dowlad Goboledka Hirshabelle ayaa shegay in ...
Read more









