Wasiirka Warfaafinta: Warbaahinta ha iska ilaaliso wararka been abuurka ah ee ka durugsan xushamadda iyo dhaqanka diblomaasiyadda
Wasiirka Warfaafinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Yariisoow) ayaa sheegay in xiriirka ka dhaxeeya dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dalalka aan walaalaha nahay ee Khaliijka uu yahay mid...
Read more











