Wasiirka Arrimaha Dibadda oo qaabilay Safiirka Imaaraatka ee Soomaaliya “SAWIRRO”
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Yusuf-Garaad Cumar Axmed ayaa maanta xafiiskiisa ku qabilay Danjiraha Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya Danjire Maxamed Axmed...
Read more









