Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo la kulmay Safiir Ku-xigeenka Safaaradda Ingriiska ee Soomaaliya “SAWIRRO”
Madaxweyne Ku-xigeenka Dawlad goboleedka Puntland Eng. Cabdixajiin Xaaji Cabdullahi Cumar Camey ayaa maanta 11 September 2017 qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay wefti uu hogaaminayo safiir ku-xigeenka safaaradda Ingiriiska (Britain) ee...
Read more











