Xildhibaan Geelle Isaaq Warsame oo ka tirsan Baarlamaanka Dowlad goboleedka Hirshabeelle ahna guddoomiyaha Guddiga amniga ee Hishabeelle ayaa ku baaqay in gaariga dhawaan lagu qabtay magaalada Boosaaso ay iska leeyihiin...
Read moreMunasabada kooban oo lagu qabtay xarunta Isbitaalka magalada Barawe ayaa waxaa deeq daawo ah lagu wareejiyay mamulka Isbitaalka degmada Baraawe si loogu daweeyo bukanada jiifa isbitaalka degmada, waxana munaasabadda goob...
Read moreTaliyaha ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Axmed Jimcaale Geeddi ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ku sii sagootiyay askar ka tirsan ciidanka xoogga dalka oo qabay dhaawacyo...
Read moreAgaasimaha Guud ee Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda G/Sare Maxamed Aadan Koofi ayaa dalka Belgium kula kulmay maamulka Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahey dalkaasi iyo qaar kamid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee...
Read moreMadaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xafiiskiisa kuqaabilay wefti ka socdey safaarada Hindiya ee Soomaaliya oo uu hogaaminayey qunsulka dalka Hindiya ee Soomaaliya Mr Rajesh...
Read moreKooxda ku ciyaaraysa Magaca Wakaaladda SONNA ee ka qaybgalaysa Tartanka ciyaaraha Ramadaanka ee ka socda degmada Warta Nabada ee magaalada Muqdisho ayaa guul gaartay. Kulan ciyaareed xiiso badan oo kooxda...
Read moreBarnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa waxaa marti ku ahaa ama ka qeybgalay Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadd Soomaaliya Mudane C/raxmaan Ducaale Beyle oo si...
Read moreCiidamada ilaalinta xeebaha dalka Talyaaniga ayaa soo badbaadiyay tahriibayaal isugu jira Soomaali iyo Afrikaan kale. Maraakiibtan talyaaniga ah ayaa gurmad ballaaran u fidisay tahriibayaashan kaddib markii doonti ay wateen ay...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho