Ciidamada xoogga dalka oo Shabaab ka soo badbaadiyay xoolo ay dhaceen
Ciidamada Xoogga dalka ayaa howlgallo lagu soo badbaadiyay xoolo ay dhaceen maleeshiyadka Al-shabaab ka sameeyay qaybo ka mid ah gobolka Galgaduud. Jeneraal Axmed Maxamed Tareedishe Taliyaha Guutada 52aad ee ciidanka...
Read more










