Kulan lagu dhiirogalinayay dhallinyaradii isku taagtay gurmadka abaaraha Soomaaliya isla markaana lagu Boggaadinayay ayaa lagu qabtay magaalada Columbus Ohio ee dalka Mareykanka. Masuuliyiin kala duwan ayaa ka soo qeybgalay kuwaas...
Read moreKulan cilmiyeedkaan oo ay soo qabanqaabisay Madasha Dood Qaran ee saldhiggeedu yahay magaaladda Minneapolis ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa waxaa lagu casuumay shaqsiyaad isugu jira siyaasiin caan ah...
Read moreCali Iidoow Xasan oo orda orodka 1500 (kun iyo shan boqol) Mitir ugu tartamaya Soomaaliya Ciyaaraha Olombikada Islaamka ayaa usoo gudbay wareega Fiinaalka. Ciyaarahanan oo ah ciyaarihii afaraad ee Olombikada...
Read moreWar-saxaafadeed ay soo saareen guddi loo xilsaaray xalinta colaadda Beledweyne ayaa amaar ku bixiyay in la joojiyo dagaalka dhiiga ku daadanaya, isla markaana waxkasta lagu xaliyo miiska wada hadalka.
Read moreMuqdisho, 18 May 2017 - Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka looga...
Read moreGoobta Raashinka lagu qeybinayay waxaa ku sugnaa Guddoomiyha Gobolka Shabeellaha Hoose iyo Ku xigeenadiisa amniga iyo Maaliyadda, Maamulka degmada iyo saraakisha Cidanka, waxaana Deeqda Raashinka oo Ka Koobned Bur baris...
Read moreMaxkamadda Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay Nin ka tirsanaa maleeshiyada Al-Shabaab, kaas oo gaari uu waday ku Qarxay Sanadkii Hore Suuqa Beerta ee...
Read moreWasiirada Arrimha Gudaha Dowlad Goboleedyada Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Shir looga hadlayo horumarinta Maamulada kaga qeyb galaya Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa kormeeray xaruumaha dowladda Kenya,...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho