Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow oo ay wehlinayeen Agaaismaha guud ee Wasaardda iyo Agaasimaha Telefishinka Qaranka ayaa kormeer ku tagay Xaruntii...
Read moreMarka hore salaan qiimo badan dhamman Ummadda Soomaaliyeed salaan kaddib qormadan soo socoto waxaan kaga hadli doona qodobo dhowr ah oo la xiriira waayihii ugu dambeyay ee dalkeena, hiilada iyo...
Read moreWaxaa meel geba-gaba ah maraya ololaha doorashada dalka aanu deriska nahay ee Kenya, waxa uuna u dhaxeeya xisbiga talada haya ‘Jubilee’ oo uu isaga u sharaxan Madaxweyne Uhuru Kenyatta iyo...
Read moreWasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane AVV Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa la kulmay Safiirka Midowga Yurub (EU) u fadhisa Soomaaliya Amb Veronique Lorenzo, kulanka waxaa Wasiirka ku...
Read moreXildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulankoodi caadiga ahaa ku yeelanaya magaalada Muqdisho ayaa lagu wadaa inay warbixin ka dhageystaan Guddiga Madaxa Banaan ee doorashoyinka Qaranka. Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo...
Read moreDaah furka xarunta Xiriirka Guud ee Ururada Shaqaalaha Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho waxaa ka qeyb galay Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Soomaaliyeed Mudane Cabdiweli Sheekh Ibraahim Muudey,...
Read moreMuqdisho, July 25, 2017….Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa shir guddoomiyey kulanka guddiga amniga Badaha, kaas oo looga hadlayay arrimo dhowr ah...
Read moreMuqdisho, July 25, 2017 - Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Axmed-Kheyr Cabdi ayaa maanta kaga guddoomay Xafiiskiisa nuqul ka mid ah Warqadaha...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho