Codeynta doorashada guddoonka baarlamaanka oo bilaabatay
Waxaa bilaabatay codeynta wareegga koowaad ee doorashada guddoonka baarlamaanka Soomaaliya, waxaana bilaabay Guddoomiyaha KMG ah ee Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Cismaan Cilmi Boqorre, iyadoo ay iminka xarunta golaha shacabka ay joogaan...
Read more











