Mashariidaan horumarineed ee ay maanta Muqdisho kula saxiixdeen dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Midowga Yurub ayaa ku saabsanaa horumarinta dhaqalaha, dowladda wanaagga iyo kaalmeenta farsamooyin kala duwan kuwaa oo ay dhamaan...
Read moreWasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle iyo ku-xogeenkiisa ayaa maanta howlo kormeer ah ku tegay xarunta hogaanka Ilaalinta Canshuuraha ee ciidanka Booliska, kaasi oo u jeedka...
Read moreMogadishu, 27 May 2017 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay 20 – 26 May 2017. Wasiirka ayaa...
Read moreMaamulka Puntland ayaa sheegay in la adkeeyay amaanka guud ee degaanada Puntland. Wasiirka Amniga ee Maamulka Puntland Cabdi Cali Xirsi Qarjab ayaa sidoo kale sheegay in qorshayaal Cusub oo la...
Read moreMadaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Geelle Ducaalle Xaaf ayaa Ciidamada Ammaanka degaanada maamulka Galmudug ugu baaqay in Adkeeyaan Ammaanka inta lagu guda jiro Bisha Barakeysan ee Ramadaan. Madaxweynaha Galmudug ayaa sheegay...
Read moreMadaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa u diray shacabka Soomaaliyeed hambalyo ku aadan bilshada bisha Barakeysan ee Ramadaan, oo maanta ku beegan kowda bisha...
Read moreIntii aan xilka Wasiirnimo hayay waxaan u dhoofay safarro shaqo oo dhowr ah. Marka laga reebo shir ay Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Afrika ay isugu yimaadeen oo aan uga qeyb...
Read moreWasaaradda Awqaafta iyo Diinta ayaa shaacisay in maalinta beri ah ay tahay maalinta koowaad ee bisha Ramadaan. Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta Sheekh Maxamed Kheyrow Aadan oo la...
Read moreIyadoo maalintii shalay madaxda sare ee Dalka ay ku howlanaayeen Nadaafadda magaalada ayaa olole midkaas la mid ah waxa uu ka socday Degmada Heliwaa ee gobolka Benaadir. Ololahaasi ayaa waxaa...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho