Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha gudaha, dib u heshiisiinta iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Faarax Wehliye ayaa maanta kulan la qaatay Madaxa Hay'adda Qaxootiga Adduunka ee UNHCR u qaabilsan Soomaaliya...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo oo si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Baydhabo ee xarunta KMG u ah dowlad goboleedka...
Read moreMuqdisho, 23 April 2017 - Wasiirka Warfaafinta ee Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa shalay kulan dheer la qaatay Safiirka UK ee Soomaaliya David Concar oo ay ka...
Read moreArdayda wax ka barata Jaamacadaha dalka Pakistan ayaa kulan soo dhaweyn ah u sameeyay Guddoomiyaha ururka Midnimo oo ah guddoomiye cusub oo ay dhawaan iska doorteen, kaasi oo ka shaqeynaya...
Read moreSaraakiil ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaliya ayaa manta tababbar loogu qaaday Dalka Ingariiska, waxaana garoonka ku sii sagootiyay Agaasimaha Guud ee Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Gaashaanle Sare Maxamed...
Read moreTaliyaha cusub ee Taliska Ciidamada Nabad gelyadda Waddooyinka Jeneraal Cali Xirsi Barre "Cali Gaab" oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta taraafikada sheegay in ciidamada Nabad gelyada Waddooyinka ay hayaan...
Read moreMuqdisho, 23 April 2017 - Safiirka dalka Isutaga Imaaraadka Carabta (UAE) ee Soomaaliya Mudane Mohamed Al-Othman oo booqasho ku yimid xafiiska Wasiirka Warfaafinta ee Soomaaliya ayaa la kulmay Wasiir Cabdiraxmaan...
Read moreTaliyaha ciidanka Asluubta Sareeyo Gaas Xuseen Xasan Cismaan iyo saraakiil uu hogaaminayo ayaa maanta kormeeray dhul ku yaala degmada Karaan oo ay leeyihiin ciidanka Asluubta, kaasi oo ujeedkiisu ahayd u...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho