Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa daah furay shir looga hadlayo hanaanka dib u eegista dastuurka. Shirkan oo ay soo qaban qaabisay Wasaarada Dastuurka...
Read moreRa'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo dalka Qatar uga qeyb galay shirweynaha Caalamiga ah ee looga hadlayo iskaashiga dhinacyada xasilinta dhaqaalaha iyo siyaasadda ayaa...
Read moreWasiirka Warfaafinta Soomaaliya ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiir ku-xigeenka safaarada Turkiga ee Soomaaliya Cali kan Aksooy, iyaga oo ka wada hadlay mashaariicda horumarineed ee ay dowladda Turkiga ka fulisay...
Read moreCiidanka booliska Galmudug ee ka howlgala magaalada Gaalkacyo ayaa saaka ku guuleeystay inay gacanta ku soo dhigaan gaari land cruser ah oo ay laheyd wasiir ku xigeenka wasaarada haweenka dowlad...
Read moreGuddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Avv. Ibraahim Iidle Suleymaan ayaa sheegay in ay ka shaqeynayaan sidii garsoorka loogu baahin lahaa guud ahaan dalka, ayna xoojin doonaan sidii loo tayen lahaa...
Read moreAkhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Faaqidaada oo ka baxa Radio Muqdisho subax waliba marka laga reebo subaxda Jimcaha, waxaana uu xambaarsanyahay macluumaad u badan wareysiyo iyo...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho