Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed “Farmaajo” ayaa ka hadlay shirka London ee Soomaaliya oo 11ka May 2017 lagu qabtay dalka Ingiriiska. Madaxweynaha ayaa ugu horeyn u mahad...
Read moreBarnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka waxaa marti ku ahaa Wasiirka Warfaafinta iyo Hanuuninta dadweynaha Eng. C/raxmaan Cumar Cismaan “Yariisoow” waxaana uu si faahfaahsan uga...
Read moreWasiirka Wasaaradda Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan wadatashi ah la qaatay Culimada Soomaaliyeed oo ay kamid ahaayeen kuwo magac iyo maamuus ku leh bulshada dhexdeeda, ujeedka shirka...
Read moreCiidamada ammaanka ayaa gacanta ku dhigay tiro dad ah oo lala xiriirinayo qarax gelinkii dambe ee maanta ka dhacay magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose. Ciidamada ayaa xog dheeraad...
Read moreQusulka guud ee dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Caden Axmed Cabdi Xasan (Axmed Suudaan ) ayaa kula kulmay xafiiskeeda magaalada Caden Mrs Jacqueline Parlevliet oo ah madaxa xafiiska hay`adda Qaxootiga...
Read moreMuqdisho, 12 May 2017 - Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa Khamiistii kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre ku gaaray go'aamo...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hadlay furtaanka shirka caalamiga ah ee looga hadlayo arrimaha Soomaalya. Madaxweyne Farmajo wuxuu sheegay in dowladdiisu ay dadaal badan ku...
Read moreAgaasimaha guud ee Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo maalmahaan ku sugnaa UK ayaa kulan la qaatey Wasiirka Socdaalka dalka UK, waxaana laga wadahadley baasaboorka Soomaaliya iyo iskaashi dhinaca socdaalka ah...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho