Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gaalkacyo: Sideed qof oo lagu riday xakunno kala duwan “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Gaalkacyo: Sideed qof oo lagu riday xakunno kala duwan “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xukunadaan oo isugu jira xabsi iyo ganaax lacageed ayaa waxaa maanta maxkamadda darajada koowaad ee Gobalka Mudug ee dowlad Gobaleedka Soomaaliyeed ee Galmudug ay ku riday ilaa 8 ruux oo isugu jiray kuwa ka ganacsan jiray waxyaabaha Maanka dooriya iyo kuwa jidgooyin sharci dara ah oo ay dhigteen inta u dhaxeysa Gaalkacyo iyo Cadaado, kuwaasi oo dhac u geystay dad shacab ah o halkaasi ku safrayay.

Ciidamada amaanka Galmudug ayaa gacanta ku soo dhigay raggan kuwaasi oo maanta horkeenay Maxkamadda.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026

Kaaliyaha Maxakamadda darajada kowaad ee Gobalka Mudug Dr Maxamed Jaamac Diirshe ayaa ku dhawaaqay xukunka siddeedda ruux, kuwaasi oo lku eedeysnaa waxyaabaha Maanka dooriya iyo kiiskale oo la xiriira dhac.

1; Axmed Sheekh Daahir oo loo yaqaano Madoobe ina Dhoofa Xasan 36 jir ku dhashay Dhuusa Mareeb Dagan galkacyo markeey aragtay maxkamadu kitaabka Minhaajka Juska Afaraad bogga 535 waxay ku xukuntay 2 sano oo xarig ah iyo toban Milyan oo shilinka Soomaaligaa

2′ Nasteexo Cawil Sooyaan ina Suldaano Nuur 38 jir ah ku dhalatay Xamar dagan Galkacyo, maadaama uu yahay gurigeeda meesha lagu sameeyn jiray calaqa ayna qiratay lagu soo qabtay agabkii lagu karinayay, waxay maxkamaddu ku xukuntay hal sano oo xarig ah iyo 5 Milyan oo shilinka Soomaaliga ah.

3;C/fitaax Siciid Cabdi ina Xaawo Cabdikariin 32jir ah ku dhashay Gaalkacyo degan Gaalkacyo, maadaama uu is hortaagay ciidankii ammaanka xilligii howlgalka ay ku jireen uuna qirtay, falka lagu soo eedeeyay waxay maxkamadu ku xukuntay 6 bilood oo xabsi ah iyo 5 Milyan oo shilinka Soomaaliga.

4; Cumar Maxamed Cali ina Muslimo Cumar 35jir ah ku dhashay Muqdisho dagan Gaalkacyo markuu qirtay in uu cabo waxyaabaha Maanka dooriya waxay maxkamaddu ku xukuntay 40 karbaash, hal sano oo xabsiya iyo 5 Milyan oo shilinka Soomaaliga ah.

Sidoo kale waxay maxkamadu xukun ku riday 4 eedeeysana oo kala ahaa Mustaf Ciise Axmed ina Sahro Sheekh Nuur 22 jir ku dhashay saddex Higlo dagan Gaalkacyo, Maxamed Cabdi Cilmi ina Caasho Jaamac 18 jir ah ku dhashay saddex Higlo dagan isla saddex Higlo, Axmed Cabdi Tahliil ina Sacdiyo Axmed 29 jir ah ku dhashay saddex Higlo dagan Gaalkacyo, Cabdiqaadir Maxamed Cabdi ina Aamino Maxamed 18 jir ah ku dhashay Galinsoor dagan Galinsoor kuwaasi oo lagu soo eedeeyay in ay jidgooyo dhigteen inta u dhaxeeysa Gaalkacyo iyo Cadaado isla markaana ay dhac u geysteen dad shacab ah oo halkaasi ku safrayay markii la helay marqaati iyo cadeyn waxay maxkamadda darajada koowaad ee Gobalka Mudug ay ku xukuntay in la jaro lug iyo gacan isdhaaf ah iyo xabsi labo sano ah.

Ugu dambeyn Kaaliyaha Maxkamadda Darajada koowaad ee Gobalka Mudug Dr Maxamed Jaamac Diirshe ayaa sheegay in uu racfaan ka qaadan karo muddo 30 cisho gudohooda ciddi dacwo ka qabta xukunka maxkamada ay maanta riday.

C/risaaq Maxamed Axmed Gaalkacyo

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Fanka Iyo Suugaanta ee Radio Muqdisho.

Next Post

Xarunta Maamulka Internet-ka Hay’adda Dowladda oo la hirgeliyay

Next Post
Xarunta Maamulka Internet-ka Hay’adda Dowladda oo la hirgeliyay

Xarunta Maamulka Internet-ka Hay'adda Dowladda oo la hirgeliyay

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso β€œSoddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In