Deeq daawo ah oo la gaarsiiyay Buuhoodle
Dowladda Soomaaliya ayaa deeq daawo ah oo ilaa 4 tan ah gaarsiisay shacabka ku nool deegaanada Cayn ayadoo diyaarada siday dawada ay ka degtay magaalada Buuhoodle. Xilibaan Maxamed Jaamac Gengeli...
Read moreDowladda Soomaaliya ayaa deeq daawo ah oo ilaa 4 tan ah gaarsiisay shacabka ku nool deegaanada Cayn ayadoo diyaarada siday dawada ay ka degtay magaalada Buuhoodle. Xilibaan Maxamed Jaamac Gengeli...
Read moreAkhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Faaqidaada oo ka baxa Radio Muqdisho subax waliba marka laga reebo subaxda Jimcaha, waxaana uu xambaarsanyahay macluumaad u badan wareysiyo iyo...
Read moreBooqoshada uu Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Axmed Maxamed Jimcaale uu ku tagey isbitaalka Madiin ee maqaalada Muqdisho oo ay ku jiraan qaar kamid ah Askartii Ciidanka Xoogga...
Read moreQaar ka mid ah qoysas ku nool tuulooyin hoostaga degmada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa ka cabanaya dhibaatooyin ay ku hayaan haraadiga Al-Shabaab, kuwaasi oo dalbaday in laga...
Read moreGuddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa maanta kormeeraya Aqalka dowladda Hoose ee Xamar, iyadoo gelinka dambe ee maanta uu si rasmi ah xilka la wareegi doono. Guddoomiyaha...
Read moreDadka ku nool qeybo ka mid ah Gobolka Galgaduud ayaa waxa ay ka cabanayaan xaalad nololeed oo soo food saartay kaddib abaarta daba dheeraatay ee Wadanka ka jirta. Qaar ka...
Read moreKulankaan oo ahaa mid dhaqaale loogu u ruurinayay abaarha ka jira Soomaaliya, waxaa soo qaban qaabiyay dhaqaatiirta Soomaaliyeed ee ku nool dalka Finland, waxaana ka soo qeybgalay qaar ka mid...
Read moreKulankaan oo uu soo agaasimay Maamulka Degmada Gaalkqcyo, loogana hadlayay baxaada abaarta ka jirata Gobolka Mudug ayaa maanta lagu qabtay magaalada Gaalkacyo, waxaana kasoo qayb galay Wasiiro, Xildhibaanno, Waxgarad Culimaa'udiin ...
Read moreQaar ka mid ah Xildhibaanada iyo shacabka Gaalkacyo ayaa soo dhaweeyay in la dhameeyo kala aragti duwanaanta Galmudug iyo Ahlu Sunna, kuawasi oo bogaadiyay dadaallada dowladda Federaalka ee ku aadan...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho