Shirweyne si weyn loo soo agaasimay oo lagu soo bandhigay natiijada cilmi-baaris muddo saddex sano ah qaadatay ayaa lagu qabtay aqalka looga taliyo gobolka Ohio. Shirweynahan oo ka koobnaa khudbado,...
Read moreXildhibaan Maxamed Cumar dalxa oo Baarlamaanka Soomaaliya u qaabilsanaha Baarlamaanka Jaamacadda Carabta ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in shirkii baarlamaanka Jaamacadda Carabta looga hadlay Arrintii ka dhacday Yemen iyagoo Cambaareeyeen...
Read moreIsbitaalka Hadiya ee Degmada Caabudwaaq waxaa jiifa bukaano qaba xanuunka Shuban Biyoodka Waxaa inta badan dadkaan uu kusoo ritay xanuunka baadiyaha xili ay joogeen deegaanada miyigi ah waxaana wehliya tiro...
Read moreWarka la xiriira in hoos u dhac uu ku yimid Cudurka Malaariyada Sanadihii ugu danbeeyey ayaa waxa ay ku beegantahay xili ay maanta tahay maalinta Malaariyada taas oo Wasaaradda Caafimaadka...
Read moreWasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha iyo Sidoo kale Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Dhallinyarada waxaa ay Maanta kulan la-qaateen Shaqaalaha kala duwan ee Wasaaradda Dhallinyaradda iyo Ciyaaraha. Waxaa ay Shaqaalaha Wasaaradda...
Read moreQaar ka mid ah bulshada soomaaliyeed ee ku nool deegaanka Xiingalool ee gobolka sanaag ayaa ka cabanaya Saamaynta Abaarta ka jirta,iyadoo deegaankaas dhibaatada ugu badan ee ka jirta ay tahay...
Read moreQoysas abaarta ku xoola beelay ayaa la gaarsiiyay deeq uu ku taakuleyay Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Barlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad Deeqdaan oo uu soo dhiibay Guddoomiye ku xigeenka...
Read moreAbaarta ku dhufatay Soomaaliya ayaa saameyn ku yeelatay xoola dhaqatada iyo Beeraleyda, taasi oo sababtay dhimashada xoolaha iyo in ay hoos u dhaco wax soosaarka Baaraleyda. Ka sakow, saameynta, ay...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho