Dardargelinta kordhinta dakhliga dalka iyo la dagaalanka musuqa ayaa dowladan u ah hal u dheg, si taas oo looga dhabeeyo ayaa Wasiirka Maaliyadda waxa uu maalmahan kormeero isdaba joog ah...
Read moreWasiirka wasaaradda Caddaaladda ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa qaabilay wafdi ka socday Midowga Yurub oo maanta booqday xarunta wasaaraddaasi ee magaalada Muqdisho. Mudane Xasaan Xuseen Xaaji wasiirka wasaaradda Caddaaladda ayaa...
Read moreCaawa fiidkii ayaa xilka laga qaaday 15 ka mid ah gudoomiyayaashii degmooyinka gobolka Banaadir, iyadoo la magacaabay 15 gudoomiyayaal cusub ah kuwaasoo bedelaya kuwii xilka laga qaaday. Halkan hoose ka...
Read moreCiidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa ka bilaabay Deegaano ka tirsan Gobalka Bakool Howlagalo looga sifeynayo Maleeshiyaadka Argagixisada ee Alshabaab . Sargaal ka tirsan guutada 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka oo ku sugan...
Read more-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyrre ayaa ka qayb-galey kulan lagu taageerayey Xukuumadda uu hoggaamiyo, waxaana ka soo qayb galay qaar ka mid ah Golaha...
Read moreMunaasabadda lagu furayay xafiiska diiwaan gelinta xisbiyada siyaasadeed ee dalka oo uu maanta Muqdisho ka horgaliyay guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa waxaa ka qayb galay Xildhibaanno ka tirsan...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta gaaray Dalka Jabuuti, halkaas oo uu kulan kula qaadan doono Madaxweynaha Dalka Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geelle. Labada Madaxweyne ayaa...
Read moreRa’iisul Wasaare ku-xigeenka XFS Mahdi Maxamed Guuleed ayaa kulan sogootin iyo mahad celin iskugu jirta u sameeyay Macalamiin barayaal ka ahaa Iskoolada iyo Jaamacadaha ku yaala Muqdisho kuwaasoo ka yimid...
Read moreKormeerka wasiirka Maaliyadda uu maanta ku tagay dekadda Muqdisho ayaa waxaa ku wehliyay wasiir ku xigeenka wasaaradda iyo qaar kamid ah howlwadeenada kaas oo loogu kuurgalayay sida ay u socoto...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho