Wasiirka Amniga ee Xukuumadda Soomaaliya oo uu wehliyo Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ayaa maanta booqday xarunta Degmada Wadajir oo kooxo argagixiso ka tirsan Al-Shabaab ay la eegteen gaari laga soo buuxiyay...
Read moreMadaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa galabta madaxtooyadda Soomaaliya ku qaabilay Maxamed Cabdullaahi Aadan oo kaalinta koowaad ka galay tartanka Qur’aanka kariimka ee lagu qabtay waddanka Tanzania gaar ahaan magalada Daara-salaam....
Read moreMuqdisho, 20 June 2017 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa si kulul u cambaareeyey falkii argagaxisada ay ku bartil-maameedsadeen dad rayid ah oo ku sugnaa...
Read moreDowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay Qaraxa ka dhacay degmada Wadajir ee gobalka Banaadir, oo kooxaha Argagixisada ah ay ku laayeen dadka Rayidka ah. Afhayeenka Wasaaradda Amniga Axmed...
Read moreWararka naga soo gaaraya degmada Wadajir ee gobalka Benaadir ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay Qarax khasaaro geystay. Qaraxaan ayaa wuxuu ka dhacay xarunta maamulka ee Degmada Wadajir, sida...
Read moreTartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii lixaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka, lagana dhageysto Idaacadda Radio Muqdisho ayaa waxaa caawa...
Read moreTartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii lixaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka, lagana dhageysto Idaacadda Radio Muqdisho ayaa waxaa caawa...
Read moreMuqdisho, 19 June 2017 - Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay howlgal laga sameeyey qeybo kamid ah Suuqa weyn ee Baaraka in lagu soo qabtay Madaxii Amniyaadka Kooxda Al-Shabaab ee gobolka...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa ka faalad qaaday xanaaneynta carruurta agoonta ee ku jira xarun ku taalo degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose, halkaasi...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho