Guddoomiyaha xiriirka kubadda Cagta ee Qaaradda Afrika oo la sagootiyay
Xildhibaanno, mas'uuliyiinta xiriirkada kala duwan ee cayaaraha ayaa maanta sagootiyay Wafdi uu hogaaminayay Madaxweynaha Xiriirka kubadda Cagta ee Qaaradda Afrika Axmed Axmed, kaasi oo shalay soo gaaray Muqdisho, waxaana uu...
Read more











