Wasiirka Gaashaandhigga oo guddiga abaaraha ku wareejiyay kaalmo lacag ah
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdirashiid Cabdullaahi Maxamed ayaa maanta Guddiga Qaran ee gurmadka Abaaraha ku wareejiyay lacag dhan $51,000 (Konton iyo kow kun) oo dollarka Mareykanka ah, si loogu...
Read more











