Dadka ku nool qeybo ka mid ah Gobolka Galgaduud ayaa waxa ay ka cabanayaan xaalad nololeed oo soo food saartay kaddib abaarta daba dheeraatay ee Wadanka ka jirta. Qaar ka...
Read moreKulankaan oo ahaa mid dhaqaale loogu u ruurinayay abaarha ka jira Soomaaliya, waxaa soo qaban qaabiyay dhaqaatiirta Soomaaliyeed ee ku nool dalka Finland, waxaana ka soo qeybgalay qaar ka mid...
Read moreKulankaan oo uu soo agaasimay Maamulka Degmada Gaalkqcyo, loogana hadlayay baxaada abaarta ka jirata Gobolka Mudug ayaa maanta lagu qabtay magaalada Gaalkacyo, waxaana kasoo qayb galay Wasiiro, Xildhibaanno, Waxgarad Culimaa'udiin ...
Read moreQaar ka mid ah Xildhibaanada iyo shacabka Gaalkacyo ayaa soo dhaweeyay in la dhameeyo kala aragti duwanaanta Galmudug iyo Ahlu Sunna, kuawasi oo bogaadiyay dadaallada dowladda Federaalka ee ku aadan...
Read moreMudanayaasha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo kulan ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho ayaa doortay qaar ka mid ah Guddoomiyeyaasha Guddiyada joogta ah ee golaha Shacabka. Kulanka...
Read moreMuqdisho, 13 Abriil 2017----Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka looga hadlay ayaa...
Read moreDowlad Goboleedka Galmudug ayaa sheegay in ay sagootiyeen 10 Badmaax oo u dhalatay Wadanka Hindiya kadib kolkii Ciidamada Galmudug ay ka soo furteen kooxo hhubeysan oo heystay muddo ka badan...
Read moreMaamulka Degmada Heliwaa oo uu horkacaayo Guddoomiyaha Degmada Heliwaa Mudane Cabdixakiin Cumar Cabdulle ayaa maanta waxa ay markale olole Nadaafadeed ka bilaabeen Waaxda Bandar-wanaag ee Degmada Heliwaa, si dib loogu...
Read moreTaliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Xuseen Xasan Cismaan ayaa maanta kormeeray Xabsiga dhexe ee Xamar iyo Warshadda Farsamada Maxaabiista ee Xabsiga. Taliyaha oo ay wehliyeen Taliye ku xiggeenka...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho