Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya waxa ay ka codsaneysaa shacabka Soomaaliyeed inay u dulqaataan ciriiriga dhanka Waddooyinka, maadaama beri loo dabaal degayo maalinta la aas aasay Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed...
Read moreAbu Dhabi 11 April 2017 - Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya iyo Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa isku afgartay iskaashi dhinacyo badan oo ay ka mid yihiin amniga, la dagaallanka arga-gixisada, burcad...
Read moreAgaasimaha cusub ee Radio Muqdisho Mudane Cabdifataax Daahir Jeyte ayaa maanta xilka si rasmi ah ula wareegay, iyadoo munaasabadii uu xilka kula wareegayay ay goob ka ahaayeen Ku-simaha Agaasimaha Guud...
Read moreDeeqdaan ay iska soo uruuriyeen Culimada kusugan Magaalada Nairoobi oo uu ugu horeeyo Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa waxa lagaarsiiyay dadka Abaaraha Saameeyeen ee ku nool magaalada Xuddur, gaar ahaa...
Read moreXubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa shirkooda maanta waxaa soo xaadiray 35 mudane, ajanduhu wuxuu ahaa akhrinta, ka doodista iyo ansixinta xeer hoosaadka...
Read moreTaliyaha Saldhiga booliska Degmada Qoryooleey Labo Xidigle Cali Maxamed Aadan ayaa faah faahin ka bixiyay howlgalka ay ka sameeyeen degmada Qoryooleey iyo Tuulooyinka Hoosyimaada oo ay gacanta ku dhigeen horjoogayaal...
Read moreAmar ka Soo Baxay Wasiirka Amniga Gudaha Maxamad Abuukar Isloow Ducaale ayaa Lagu Shaaciyay in Maanta Waxii Ka Bilawda ay Furantahay Wadada Hormarta Wasaaradda Amniga Gudaha Ee Aada isgooyska Jubba ...
Read moreMuqdisho, April 10, 2017----Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa maanta kormeer howlleed ku tagey Dekadda weyn ee Magaalada Muqdisho, si uu ugu guur galo...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho