Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo, marka laga reebo Habeennimada Jimcaha...
Read moreAxmed Cabdi Xasan Axmed Suudaan Qunsulka Soomaaliya u jooga Cadan ayaa sheegay in qaxooti Soomaaliyeed oo ku xanibneyd dalka Yemen laga soo qaaday, kuwaasi oo la filayo in markabka sida...
Read moreXili ay ka siidarayso saameynta abaarta waqtigan ka jirta inta badan dalkeena, taasoo dadka iyo duunyada weli ku harsan deegaanada miyiga ku reebtay Cuduro iyo macaluul ayaa hadana waxaa...
Read moreNabadgelyadu waa harka ugu weyn ee ay harsato bulshada, isla markaana ay ku raadsato adeegeeda iyo nolosha ay u baahan yihiin ,haddii aysan heysanna ay tahay mid hoos u dhaceysa...
Read moreKulan ay soo qaban qaabiyeen Jaaliyadda Xamar iyo Xamardaye ee wadanka Sweden ayaa waxaa uu ku saabsanaa taageeridda Ra'iisul wasaaraha cusub ee dalka Mudane Xasan Cali Kheyre, iyagoo Xildhibaannada golaha...
Read moreMuqdisho, March 4, 2017….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa kulan gaar ah la qaatay Guddiga Gurmadka Abaaraha, waxana ay si gaar ah uga wada...
Read moreMadaxweynaha Dawlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xafiis kiisa ka soo saaray Wareegto xeer Madaxweyne LR.21 ee March 03 2017 kuna saabsan xilka qaadis Guddoomiyaha Hay’adda...
Read moreWafdiga oo uu hogaaminayo Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble oo ay wehliyaan Madaxweyne ku xigeenka Cali Cabdulaahi Xuseen Cali Guudlaawe iyo Xildhibaanno ka tirsan Hirshabeelle waxa ay ku...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho