Taliyaha Qeybta 21aad ee C.X.D.S Oo Kormeeray Xeryaha Ciidamada Xoogga Dalka ee Gobalka Mudug ‘SAWIRO’
Taliyaha Qeybta 21aad ee Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jenaraal Cabdullaahi Aadan Xuseen oo ay wahliyeen Abaanduulaha Qeybta 21aad ee Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Korneyl C/raxmaan Warsame Garabeey iyo saraakiil kale...
Read more










