Madaxweyne Farmaajo oo sheegay waqtiga Al-Shabaab looga xoreynayo dalka oo dhan
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Ra’iisul wasaaraha, Wasiirka Difaaca, Wasiiru dowlaha, Wasiir ku xigeenka, Taliyaha ciidanka Xoogga dalka, taliyeyaasha ciidamada Qalabka sida, Wasiirro, Xildhibaanno, Diblomaasiyiin kala duwan iyo ciidammada Xoogga dalka qeybahooda...
Read more











