Dowladda Soomaaliya oo shacabka ka codsatay inay muujiyaan dulqaad
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya waxa ay ka codsaneysaa shacabka Soomaaliyeed inay u dulqaataan ciriiriga dhanka Waddooyinka, maadaama beri loo dabaal degayo maalinta la aas aasay Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed...
Read more










