Dowlada oo ku dhawaaqday in Madaxii Al-Shabaab ee Shabeelaha Hoose la dilay
Ciidanka Xooga Dalka ayaa dilay Hogaamiyihii Al-shabaab ee gobolka Shabeelaha Hoose iyo maleeshiyaad kale oo la socday, sida uu sheegay Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Eng: C/raxmaan Cumar Cismaan "Yariisow" Hogaamiyaha la...
Read more








