Wasiiro ka tirsan dawlad goboleedka Galmudug iyo saraakiisha ka socotay qaybta 21-aad ee xoogga dalka oo shalay iyo maanta dalaalo nabadeed ka waday deegaanka Gadoon ee gobolka Galgaduud iyo tuulooyinka...
Read moreBoqorka dalka Sweden Carl Gustav-kii 16-aad ayaa si ramsi ah uga gudoomay warqadihii aqoonsiga safiirnimo danjiraha Soomaaliya ee dalka Sweden mudane Cawaale Cali Kulane. Xaflad iyo hab muumuus si qurux badan lo...
Read moreWafigaan uu horkaya Xogahayaha joogtada Wasaaradda ganacsiga iyo Warshadaha ee DFS Mudane Abuukar Maxamed Daahiye iyo Ruugta Ganacsiga Soomaliya iyo Ganacsato Soomaliyeed ayaa kulan muhiim ah la qaatay dhigiisa dalka...
Read moreMadaxweynaha Galmudug Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa xilka qaadis ku sameeyay Wasiirka arrimaha gudaha iyo dowladaha Hoose, isagoo magacaabay Wasiir cusub.
Read moreMudanayaasha labada aqal ee dawlad goboleedka Galmudug laga soo doorto shir ay isugu yimaadeen maanta, waxey walaac ka muujiyeen xaaladda xasilooni-darrada siyaasadeed ee ka soo korortay dawlad goboleedka Galmudug, taasoo...
Read moreTaliyaha Ciidanka Booliiska ayaa Leyla saraakiil u dalacsiiyey Askarta Jaamiciyiinta ee ku jirta dugsiga tababarka ee Jeneraal Kaahiye, munaasabaddaas oo ay ka qeyb-galeen masuuliyin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya. ...
Read moreMadaxweynaha dalka Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ugu hambalyeeyay xilka markale afarta sano ee soo socoto loo doortay. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud...
Read moreMadaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee baarlamanka 10-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo maanta lagu doortay magaalada...
Read moreWafdi uu hogaaminayo Madaxwaynaha Galmudug ayaa maanta soo gaaray magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee dawlad goboleedka Galmudug. Wafdiga uu hogaaminayay Madaxwaynaha dawlad goboleedka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo ka...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho