Taliska xoogga dalka qeybta 60aad oo ka hadlay howlgallo ka dhan ah Shabaab
Taliska qaybta 60-aad Lixdamaad ayaa faah faahin ka bixiyay qasaaraha ka dhashay dagaal xalay ka dhacay deegaanka Goof-gaduud, iyagoo sheegay inay socdaan qorshayaal ay ku xoraynayaan deegaanada Argagixisa Al Shabaab...
Read more










